.png)
- Maxeey yihiin Haaraha wajiga.
Haaraha wax yaabo badan ayaa lala xiriiriyaaa in qofka ay ku sababaan laakiin inta badan waxaa loo aaneeyaa qoraxda madaama inta badan haaraha lagu arko dadka ku nool dhulka kuleelaha ay kajiraan,
sidoo kale waxaa jira xaalada qaar oo qofka ku sababa haaraha wajiga sida dadka la nool sanboorka, walwalka badan, iyo dumarka qaata dawooyinka loo isticmaalo ka hortaga uurka,
sidoo kale haaraha wajiga wax yaabaha loo sababeeya waxaa ka mid ah da'da ama gaboowga oo ah midka mid ah calaamadaha kasoo hormara inta aanu wajiga duqoobin, sidoo kale in lakala dhaxlo waa mid ka mid ah sababaha qofka ku keeni karta haaraha wajiga.
- wajiga sidee Haaraha looga ilaalin karaa.
Halkan hoose waxaan kusoo koobeynaa afar qodob oo muhiim ah oo laga raba qofka in uu iska ilaaliyo si uu kaga fogaada haaraha wajiga,
1. ugu horeyn jooji ama iska ilaali qaadashada dawooyinka ay dumarka kaga hortagaan uurka.
2. kushaqeynta qoraxda/cadceeda ama in aad xiliga ay kulushahay kusocota iska ilaali.
3. Noqo qof dabiici ah oo iska ilaali xaaladaha qofka ku keena walwalka badan.
4. waa in qoraxda wajigaaga aadan si badheeh ah agu dhigin.
- Haaraha wajiga iyo sida loo daweeyo.
A. wa in aad badisaa isticmaalka vitamins'ka gaar ahaan Vitamin E-ga oo si aad ah ugu wanaagsan maqaar'ka.
B. isticmaal "Saliid Coster" waxey ka mid tahay siliidaha ugu wanaagsan ee haaraha loo isticmaalo, mari meelaha ay kaaga yaalaan haaraha.
Sii Aqri Maqalladaan Hoose..
0 Comments